Rag doonayay in ay galaan Xero ciidamo Britain ah ku leeyihiin Kenya oo la qabtay

Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay sadex nin oo la tuhmayo in ay xiriir la leeyihiin urur argagaxiso, kuwaa oo la sheegay in la qabtay xili ay doonayeen in ay galaan xero tababar oo ciidamada Britain ku leeyihiin magaalada Nanyuki Gobolka Laikipia. Sadexdan nin ay qabteen ciidamada Kenya oo la sheegay in aysan hubeesneyn … Continue reading Rag doonayay in ay galaan Xero ciidamo Britain ah ku leeyihiin Kenya oo la qabtay